News

Koox hubeysan oo wiil dhalinyaro ahaa ku dilay Magaalada Muqdisho

Koox hubeysan ayaa xaafada KPP ee Degmada Hodan ku dilay nin dhalinyaro ahaa, sida ay xaqiijiyeen Dad Goobjoogayaal ah. Dableyda oo ahaa laba dhalinyaro ah ayaa wiilkan toogtay xilli uu ka soo baxay Masjid halkaasi ku yaalla oo uu Salaada Khudbada ku soo tukaday. Dadka Deegaanka ayaa sheegay in Dableyda ay dhawr xabadood Cabdalla Maxamed Maaxi kaga dhufteen qeybaha sare ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo soo xiray Imtixaanka Shahaadiga ee dowladda

Ra’iisul Wasaraaaha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyo wasiirka waxbarashadda ayaa soo xiray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka oo si guul iyo nabad-gelyo ah kusoo dhamaaday. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa booqday Xarunta Gaheyr ee jaamacadda umadda Soomaaliyeed oo kamid ah goobaha imtixaanku maalmahaan ka socoday si uu u ogaado xaalada ardayda gashay imtixaanka uguna dhiiri giliyo ...

Read More »