Sports

Tababare Ole Gunnar Solskjær oo iska diiday saxiixa xiddig ka tirsan Tottenham Hotspur

(Manchester) 31 Maajo 2019.  Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa iska diiday inuu sameeyo saxiixa xiddig ka tirsan Tottenham Hotspur. Sida laga soo xigtay wargeyska “The Sun” ee dalka England tababare Ole Gunnar Solskjær ayaan dooneynin in Red Devils ay u dhaqaaqdo soo xero galinta laacibka reer Belgian ee Toby Alderweireld. Tababare Solskjær ayaa doonaya inuu sii ilaashado ...

Read More »